NISA ayaa Xalay hawlgal Qorshaysan ka fulisay Caasimada Muqdisho.
“Howlgal gaar ah ayaa caawa lagu beegsaday 15 sargaal oo Argagixisada Maafiyada ah ee Alshabaab u qaabilsanaa khalkhal-gelinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Waxaana ku dhintay 12 kamid ah Argagixisada. Waa waajib qaran ilaalinta amniga iyo bedbaada umadda Soomaaliyeed” ayaa lagu yirri War qoraal ah oo ay hey’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA .