Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose

956

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xildhibaanada Golaha deegaanka Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Kulankan waxaa ka qeygalay Wasiirka arimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisinta Maxamed Warsame Darwiish.

Waxaa kulankan lagaga hadlay sidii loo dardar galin lahaa adeegyada bulshada iyo shaqooyinka maamulka Magaalada Afmadow.