Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo manta soo bandhigay qorshe lagu Horumarinaayo Bilicda Magaalada Kismaayo.

1752

Maamulka Degmada Kismaayo oo manta xarunta degmada ku qabtay Shir jaraa’id ayaa shaaciyey qodo dhowr ah oo lagu soo celinaayo bilicda magaalada Kismaayo.

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Ibraahim Yuusuf Timo-jilic ayaa xusay in uu jiro barnaamij uu maamulka degmada Kismaayo uu wado oo lagu soo celinaayo bilixda iyo quruxda degmada,waxaana uu bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaatan dhismaha wadooyinka gudaha magaalada Kismaayo.
Ibraahim Maxamed Yuusuf ayaa xusay in shir kadaha ganacsiga ee magaalada Kismaayo ay ka wada hadleen qorshe dhaqaale loogu raadinayo ka shaqaynta bilicda magaalada Kismaayo