Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Xariga ka jarey xarumaha wasaarada qaar

1160

Madaxweynaha dowladd goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray dhismayaal cusub oo loo dhisay qaar mid ah Wasaaradaha Jubbaland waana qayb kamid ah qorshaha horumarinta iyo baahinta nidaamka dowladnimo ee Jubbaland.

Dhismahaashan ayaa waxaa Dagi dooo wasaaradaha kala ah wasaarada  Xanaada xoolaha Dirta iyo Daaqa jubbaland , wasarada Beeraha iyo Waraabka jubbaland,  wasarada kalumeysiga iyo khayraadka badda Jubbaland,  waasarada Howlaha guud iyo guriyenta jubbaland ,  waasarada Degaanka iyo dalxiiska jubbaland,   Wasaarada Dastuurka iyo arimaha Federaalka jubbaland,

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa faray dhammaan Hay’adaha Dowladda in ay la yimaadan hannaan horseedi kara mamul dadajinta Awoodsiinta shacabka iyo dhismaha Hay’adaha dowliga ah.

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa horumar balaaran gaartay mudadii ay jirtay waxaana la dhisay inta badan xarumihii danta guud sidoo kale waxaa dib gacanta dowladda