
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Jubbaland, Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray wajiga labaad ee Madasha Fulinta Miisaaniyadda (IMSIS), isagoo ku boorriyay ka qeybgalayaasha inay kulanka ka soo saaraan qorsheyaal wax ku ool ah oo lagu horumarinayo hannaanka maaliyadda dalka.
Madashan oo qabsoonta saddexdii biloodba mar ayaa diiradda lagu saaraa isku dubbaridka iyo dardargelinta hirgelinta nidaamka maaliyadeed ee dowladda, waxaana ka qeyb galay xubnaha Guddiga Farsamada eeIpsas iyo masuuliyiin ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadi





![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







