Dowladda Jubbaland oo cambaareyneysa weerarkii uu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ku qaaday guryaha madaxdii hore ee dalka

0
139

Dowladda Jubbaland oo cambaareyneysa weerarkii uu Madaxweynihii waqtigiisu dhammaaday ku qaaday guryaha Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, iyo Ra’iisul Wasaarihii hore, Xasan Cali Khayre.