Dhageyso Barnaamijka Baraarug oo aan kaga hadlayno sida bulshada ay u heli karaan adeegyada aasaasiga ah.

0
156

Dhageyso Barnaamijka Bararug oo aan kaga hadlayno sida bulshada ay u heli karaan adeegyada aasaasiga ah, caqabadaha jira iyo xalalka lagu horumarin karo adeegyada muhiimka u ah nolosha bulshada sida caafimaadka, waxbarashada, biyaha iyo taageerada bulshada.

Barnaamijka wuxuu sidoo kale iftiiminayaa doorka shacabka iyo hay’adaha kala duwan ay ka qaadan karaan horumarinta adeegyada aas-aasiga ah.