
Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Kismaayo ayaa kulan muhiim ah la qaatay wafdi ka socday hay’adda GIZ.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dardar-gelin lahaa mashruuca ay sida wadajirka ah u wadaan Dowladda Hoose ee Dagmada Kismaayo iyo hay’adda GIZ, kaas oo lagu magacaabo SEPOW Project.
Mashruucan SEPOW ayaa ujeeddadiisu tahay taageeridda bulshada danyarta ah, gaar ahaan qoysaska Ultra-poor-ka, iyadoo xooga la saarayo kor u qaadista noloshooda.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







