
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan muhiim ah kula qaatay wafdi ballaaran oo ka socday hay’adda GIZ, oo ka howl-gasha deegaanada Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland Mudane Faarax Mukhtaar Daauud, Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda ahna Ku-simaha Agaasimaha madaxda Hay’adda, iyo shaqaale ka tirsan GIZ oo kulanka ku wehliyay

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







