
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbaland, Mudane Cabdirashiid Cabdiraxmaan Caamir oo dardar-galinaya arrimaha hormarinta dhalinyaradda ayaa Gudoomiyaha Golaha Dhalinyaradda ee Dowladda Jubaland u magacaabay Farxaan Maxamed Cabdi, halka Maxamed Faarax Cabdi isna loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Golaha Dhalinyaradda ee Dowladda Jubaland.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







