Wasaaradda amniga dowladda Jubaland oo war saxaafadeed kasoo saartay colaadaha kooxda Xassan Sheikh ay ka wadaan Gobolka Gedo.

0
343

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Jubbaland ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay dhibaatooyinka joogtada ah ee uu gobolka Gedo’ iyo guud ahaan Jubbaland ka wado eedeysane Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo lagu carqaladeynayo amniga iyo wadajirka bulshada reer Jubbaland.

Sade Cabdi Tahalil