
Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Mudane Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa ka qayb galay xafladda furitaanka waddada Hormuud, oo ay dhistay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.
Waddadan oo horey u ahayd goob ay biyuhu fadhiistaan xilliyada roobka, ayaa hadda loo dhisay si qurux badan. Waxay door muhiim ah ka qaadan doontaa hagaajinta bilicda Magaalada iyo fududeynta isu socodka bulshada.







![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







