Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland oo Soo Xirtay Tababar daaranaa Wacyigelinta iyo Isku Filnaanshaha Bulshada

0
144
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowladda Jubbaland, Mudane Cabdi Cabdulaahi Raabi, ayaa soo xiray Tababar loo qabtay Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradaha iyo Bulshada Qaybaheeda kaladuwan.
Tababarkan Oo socday muddo 5 maalin ah ayaa xooga lagu saarayay Waciyi Galinta Bulshada iyo Sidii ay isku Filnaansho Dhinaca nolosha ah u samaysan lahaayeen.
Sidoo kale waxaa tababarka goob joog ahaa Qaar kamid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha qaar Kuwaas Bogaadiyay Tababarkan.