Xildhibaan Khadiijo oo saxiixdey buuga tacsida Madaxweyne ku-xigeenkii 2-aad ee Jubbaland

17

Xildhibaan khadiijo Axmed Ibraahim oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Jubbaland oo booqatay ehelka iyo Qaraabada alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlada jubbaland ayaa Saxiixday Buugga Tacsidiisa.