
Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa ku qaabilay hoygiisa uu ka deggan yahay Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, Xildhibaan Samakaab Xuseen, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







