
Wafdi sare oo uu hogaaminayo xildhibaan Cabduqaadir Jeylaani oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee somaliya sidoo kalena ay qayb ka ahaayeen Wasiirka arrimaha gudaha , wasiirka amniga ee dowlada Jubbaland iyo Taliyaha daraawiishta Jubbaland ee gobolka Gedo ayaa soo gaaray degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo .
Waxaa wafdigan soo dhaweeyay masuuliyiin isugu jiro wasiiro , maamulka gobolka iyo maamulka degmada Baladxaawo oo uu ugu horreeyo wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowlada Jubbaland Maxamed Axmed Cali.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







