
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Xanuunada ku dhaca dhimirka ayaa la sheegaa in Soomaaliya uu aad ugu sii badanayo isla markaana la tacaalid badan u baahan.
Colaadihii sokeeye iyo isticmaalka balwadda badan ayaa sabab u ah sida ay sheegayaan khuburada ama dhaqaatiirka ka faaloota xanuunada dhimirka ku dhaca
Dhagaysi wanaagsan

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







