
Halyeeyada ciidanka Dowladda Jubaland iyo kuwa Kumaandooska Danab oo ilaa shalay waday howlgal qorshaysan oo lagu qaaday fariisimo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta, ayaa gacanta ku dhigay hub badan oo isugu jira qoryo noocyo kala duwan ah.”
Ciidanku waxay sidoo kale dileen 48 dhagarqabe, halka labo kale nolol lagu soo qabtay.
Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka ayaa sheegay in howlgalku sii soconayo ilaa Khawaarijta laga nadiifiyo dalka oo dhan.


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







