
Maaamulka Dagmada Dhoobley oo garab ka helaya Howlgalka AUSOM iyo Injineero ka Tirsan Ciidanka Kenya oo Maalmihii lasoo dhaafay Hagaajin iyo Balaarin ka waday Garoonka Diyaaradaha Degmada Dhoobley ayaa soo gabagabeeyay.
Masuuliyiinta Maaamulka Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Shaaciyay in Garoonka Diyaaradaha Degmada Dhoobley hada wixii ka dambeeya uu yahay mid furan oo Diyaaradaha si caadi ay u isticmaali karaan Madaama Howlo Balaarin ah ay ka socdeen Maalmihii lasoo dhaafay.