
Halkaan ka dhagayso Barnaamijka Labaad oo ku saabsan Isbeddelka Cimillada qaasatan sida uu Isbeddelka cimillada u saameeyo dalka horumaray iyo waddamada soo koraya.
Barnaamijka waxaa soo jeedinya Ahmed Abdi Mohamed (Toronto).
Waxaa ka qayb galaya barnaamijka Mahad Cabdulle Cumar oo ka socda hay’adda The lutheran World Federation iyo Ibraahim Ahmed Abdi oo ah nin u dhaqdhaqa ariimaha deegaanka iyo Isbeddelka cimillada.
Barnaamijyada Isbeddelka cimillada oo taxanaha oo si maalinle ah uga bixi doona Radio Kismayo waxaa taageeraysay hay’adda The lutheran World Federation (LWF).
Dhagaysi wanaagsan.