Dowlada Jubbaland oo shacabka reer Jubbaland oga digtay kaarka aqoonsiga ee Xassan iyo Kooxdiisa

0
402

Dowladda Jubbaland ayaa Shacabka reer Jubbaland ku wargalisay in aysan ku kadsoomin kaarka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kooxdiisa ay ku sheegeen in uu yahay Aqoonsiga qaranka.