Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowladda Jubbaland ayaa Fasaxday Guud ahaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa aan Dowliga ahayn Munaasabada Ciidul-fidriga awgeed.