Dowladda Jubbaland oo bogaadisay dagaalka argagixisada ee ka socda deegaanada Hiirshabeele

0
478

Dowladda Jubbaland oo bogaadiyay dagaalka ka dhanka ah argagixisada ee ay ka wadaan deegaanada Dowladda Hirshabeele Ciidanka Xoogga iyo Shacabka is abaabulay.