Wasiirka Wasaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland Mudane Ismaciil Axmed Garas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah saraakiisha Wasaradda Caafimaadka ayaa booqasho ku tagay isbitaalka weyn ee Degmada Kismaayo.
Booqashqda Wasiirka ayaa daraneyd ukuragalida xalada guud ee isbitaalka isagona Boqasho ku maray qeybaha uu ka koban yahay isbitalka.
Intii uu guda jiray boqashada wasiirka ayaa waxa uu la kulmay Bukano fara badan oo ay ka mid tahay haweney Dhashay saddex caruur oo matano ah isagona Cafimad ilahay uga baryay.