Dhageeyso Qeybta 3-aad ee Barnaamij looga hadlayo dhibaatada gudniinka fircooniga ah

1118

Barnaamijka ayaa todobaadkan looga hadlay dhibaatada gudniinka iyo sida looga wacyigelin karo bulshada, ayadoo dhageysteyaashii ka qeyb-galay ay aad u falanqeeyay dhibaatooyinka ka dhashay gudniinka iyo sida looga gudbi karo.

Qaar kamid ah dhagestayaasha ayaa ku baaqay in la doonayo in bulshada hal meel la isugu keeno loona sameeyo wacyigelin ku saabsan dhibaatada gudniinka.

Barnaamijka waxaa todobaadkan daadihineeysa Maryan Ladane Xuseen.

Hoos ka dhageeyso Barnaamijka oo dhameystiran.