Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo Agaasime cusub loo magacaabay

0
256

Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda Jubbaland ayaa Cabdi Cabdullahi Raabi usoo Wareejiyay In uu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha bulshada Dowladda Jubbaland.