Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo magacaabey Madaxweyne ku xigeenada Jubbaland

176

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Madaxweyne ku xigeenada Dowladda Jubaland.