Agaasimaha Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiiboyinka Dowladda Jubbaland oo ay wehliyaan Agaasimaha Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyo Agaasimaha Wasaarada Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Buluuga ah ayaa kulan qaatay Hay’adaha UN-Ka ee ka howl gala degaanada Jubbaland
Kulanka ayaa ahaa mid daaran in Dowlada ay gaarsiiso fariinta Elnino Hay’adaha UN iyo ka warqabka dadka danta yar ee barakacayaasha ah iyo xaaladaha caafimaad deegaanka ka jiro.