
Wasaaradda Dhalinyarada iyo cayaaraha dowlada Jubbaland oo kaashaneysa wasaaradda waxbarashada hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlada Jubbaland ayaa Tartan ciyaareed u qabatay 22 kooxood oo ka tirsan Nadiyaasha heerka koowaad ee dagmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.






![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







