Golaha Wakiilada Dowlada Jubbaland oo ansixiyay miisaaniyad sanadeedka 2025-ka

104
Golaha Wakiilada Dowlada Jubbaland oo yeeshay kala fadhiga 5-aad fadhigiisa 6-aad sidookalana ay soo xaadireen 63-Mudane ayaa si aqlibayad leh u ansixiyay miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2025, taas oo dhan $63,387,111.39 oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda iyo hormarinta dhaqaalaha.
Shalay ayay eheed markii goluhu uu akhrinta 1-aad mariyay Miisaaniyada Dowladda Jubbaland oo ay horgaysay wasaaaradda Maaliyadda Dowladda Jubbaland sidookalana ay horaan golaha wasiirada ay soo ansixiyeen.