Dowladaha Soomaaliya iyo Kuwait oo kawada hadlay xariirka labada dhinac.

116

Wasiirka arrimaha dibada Soomaliya Maxamed Cabdirisaq ayaa kulan kula qaataymagaalada Caasimadda ah ee dalka Kuwait, Kuwait City wasiirka waxbarashada wadankaasi Dr Fahad Madaf waxaana ay isla meel dhigeen xoojintra xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kuwait.

Shirka labada mas’uul ayaa lagu soo hadal qaaday diyaarinta iyo u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee waxbarashada ee Kuwait ka dhici doona sanadka 2022ka horaanteedi.

Shirkaas ayaa diirada lagu saari doonaa la dagalanka jahliga iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa sidii ay ula jaanqaadi lahayd casriga csub ee Tiknoolojiyada ee hormarka badan ay caalamka kasameeyeen.