
Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay Odayaasha dhaqanka iyo masuuliyiinta kala duwan ee ka qeybgalay Shirweynaha dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dhawaan shaqaaqadu ku dhexmartay Degmada Luuq ee gobolka Gedo.



























![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







