
Madaxweyne Kuxigeenka Dowlada Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, oo safar shaqo ugu maqnaa Dalka Dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubaland.
Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowladda iyo dadweyne kala duwan ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo.