
Qeybtan waxaan diirada ku saaraynaa dhiiri galinta waxbarasshada iyo sida bulshada loogu wacyi galin karo inay caruurta iskuulaadka udiraan sidoolana caruurta loo simo waxbarashada .
Waxaa barnaamijkan taaba galinaya hay’ada L.W.F oo kaa shanaysa deeq bixiyaha radio Aid anagoo Radio Kismaayana waan idiin soo gudbinaynaa .

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







