Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi kasocday Hay’adda GIZ,

0
456

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay wafdi kasocday Hay’adda GIZ oo ay hogaaminaysay madaxa mashruuca adkeysiga cimilada iyo sugnaanta cunada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here