
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa abaabulka howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab ka wada degaano katirsan gobolkaas, isaga oo la kulmaya Ciidamada degaanka iyo Odayaasha Dhaqanka.
Guddoomiyaha oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Al-Shabaab ay xorriyada ka qaadeen dadka kunool Gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana wadada kaliya ee furan ay tahay in lala dagaalamo.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







