Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo xarunta madaxtooyada Jubbaland ku qabiley wafdi ka socda fadaraalka

82

Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada casho sharaf ugu sameeyay wafdiga Wasiirka Arimaha Gudaha XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) iyo wafdiga Haweenka labada Gole ee BJFS iyo ururada bulshada rayidka ah oo howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo.