Ciidamada dowlada Jubbaland iyo Kumaandooska Danab oo Howlgallo Ka Fuliyay Dhulka Howdka ee Jubada hoose .

0
324

Ciidanka halyeeyada geesiyaasha ee Dowladda Jubbaland’ Kumaandooska Danab iyo Ciidanka xoogga gaar ahaan qeybt 43-aad ayaa howlgallo qorsheysan ka wada dhulka howdka ah ee ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee naf-lacaariga ah.

Howlgallka ayaa ujeedkiisu yahay in lagu ciribtiro goobaha ay ku sugan yihiin Khawaarijta, kuwaas oo khatar ku ah nabadda iyo xasilloonida deegaannada dowladda Jubbaland.