Waxaa maanta markii ugu horeysay ka qabsoomay degmada Ceelwaq imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare.

53
Ayadoo maanta guud ahaan koonfurta iyo bartamaha soomaaliya loo fariisanayo imtixaanka shahaadiga ee fadalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2023/2024, ayaa waxaa maanta markii ugu horeysay uu ka qabsoomay degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,
Ardayda waxkabarata Dugsiga sare ee Imaamu-shaafici, ayaa noqonaya ardaydii ugu horeysay ee ufariista imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare markii labaad ayagoo sanadkii hore imtixaanka kusoo qaatay degmada Baladxaawo,