2,500 oo Arday oo imtixaanka dugsiga sare ee shahaadiga ah ufariisatey Jubbaland

210
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay weheliyaan Wasiiro uu kamid ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadaha, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dowladda Jubbaland Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daah-furay Imtixaaanka shahaadiga ee Qaranka.
Degmooyinka Jubbaland oo uu saaka si rasmi ah uga bilowday Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee Qaranka ayaa waxaa u fariistay 2,500 oo Arday.