Dhageyso Wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland ayaa manta magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar looga hadlaayey la qabsiga Isbeddelka Cimillada

67

Wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Jubbaland ayaa manta magaalada Kismaayo ku qabatay Tababar looga hadlaayey la qabsiga Isbeddelka Cimillada iyo sida looga yeellan karo qorshe saamaynta ka dhalata Isbeddelka cimillada
Agaasimaha Waaxda Kaymaha iyo Khayraadka dabiiciga ah Maslax Mowliid Maxamed ayaa Tababarka Daahfuray.

Dhageyso

  0620(1)