Dhageyso:Barnaamij gaar ah oo looga hadlayo kaalinta haweenka iyo dhalinyarada ay ku leeyihiin nabadeeynta iyo nabad dhiska

86

Haa’yadda Sola ayaa qabatay Baraamij gaar ah oo looga hadlayo kaalinta haweenka iyo dhalinyarada ay ku leeyihiin nabadeeynta iyo nabad dhiska

Barmaamijka ayaa waxa ka qeyb galay Gudoomiyaha haweenka degmada Kismaayo, Gudoomiyaha Dhalinyarada Kismaayo, masuuliyiin ka socoday Haa’yadd Sola.