
Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Jubbaland oo qabatey Xuska malinta caalamiga ah ee ka hortaga shaqaleysiinta Caruurta taasi oo la xuso aduunka oodhan sanadkasta 12-Jun
xuska maalintan ayaa lagu gorfeeyay waxyaabaha sababa shaqaalaysiinta caruurta oo aan lahayn garaad ku filan oo ay wax ku maareeyaan .


![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







