Guddoomiyaha degmada kismaayo oo deegaan cusub ka dhagax dhigay galbeedka Magalada Kismaayo.

80
Guddoomiyaha degmada kismaayo oo deegaan cusub ka dhagax dhigay galbeedka Magalada Kismaayo.
Waxaa Maanta la dhagax dhigay deegaan cusub lagu magacaabo Tawakal, kaas oo hoos imaanaya degmada Kismaayo, Odiyaal iyo waxgarad ayaa goob joog ahaa munaasabad Kooban oo deegan loogu aqoonsanaayay deegaanka Tawakal oo dhaca galbeedka magalada Kismaayo.