
Deg Deg: Ciidanka Deegaanka ayaa mid ka mida Maleeshiyadka Khawaarijta ku Khaarajiyey degaanka Gal libaax ee Gobolka Galgaduud.
Waxaana lagu magacaabi jiray Faray macalin xasan Garbowd waxana uu u qabilsanaa ururinta lacagta Baada ah ee ay shacabka ka dhacaan.
Geesiyaashii Fuliyey Hawlgalka ayaa ka Soo Furtay Qorigii uu watay.

![Dhagayso: Fariin Wacyigelin ah oo ku Saabsan Ramadaan-ka [afternoon]](https://radiokismayo.so/wp-content/uploads/2026/03/iftar-696x337-1-218x150.jpg)







