deeq raashiin ah gaarsiisay dadaka ku nool qaar kamid ah Jasiiradaha iyo deegaanada degmada Badhaadhe.
Deeqdan oo ka koobnayd qaybaha kala duwan ee raashiinka ayaa waxaa jasiiradaha Madhawa, Juulaay, Jawaay, Istanbuul iyo Warafeenle soo gaarsiiyey guddoomiye ku xigeenka demada Badhaadhe Yusuf Maxamed Ibraahim Kownayn waxaaana deeqadan rashiinka ah si gaar ah u bixiyey Madaxweynaha dowladda Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam.