Qaar kamid ah Ciidamada Boliiska Jubbaland oo kismaayo tababar aqoon kororsi ah looga furey

102
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Gaashaanle Sare Sadiiq Maxamuud Dhogor ayaa maanta tababar uga furay magaalada Kismaayo ciidamo katirsan Booliska Jubaland.
Tababarka DC1 ee horumatinta baarayaasha Jubaland, waxaa fulinaaya hay’adda UNODC – United Nations Office on Drugs and Crime, waxaana maalgeliyey U.S. Department of State: Bureau of Intl Narcotics & Law Enforcement (INL) oo ah Safaarada Mareekanka ee xarunteedu tahay Muqdisho.
+13
Like

Comment
Share