wafdi ballaran oo uu hogaaminaya Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubaland ayaa maanta soo gaaray degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,

220
wafdi ballaran oo uu hogaaminaya Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowladda Jubaland mudane Mohamud Sayid Aaden ayaa maanta soo gaaray degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,
wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehlinaya wasiirka arimaha gudaha, Mohamed Abdi Oogle, wasiirka Amniga Yusuf Xuseen dhuumaal, xildhibaan Farah macalin Bishaar oo ka mid ah Golaha shacabka federalka Somaliya iyo Gudoomiyaha degmada Ceelwaq mudane Ibraahim Guleed
Waxaana wafdiga Madaxweynaha soo dhaweeyay Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka bada Jubaland, Suleiman Maxamed maxamuud, wasiiro-dowlaha wasaarada Amniga Mohamed Abdi Kaliil, Taliyaha ciidanka daraawiishta Jubaland ee gobalka Gedo Gen: Cabaas Ibraahim Gurey iyo qaar ka mid ah maamulka degmada Ceelwaq.
+4