Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal bur burin ah ka sameeyeen deeganada Geerile

127

Waa barigii hore ee saaka howlgal bur burin ah oo ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanku ay ka sameeyeen deeganada Geerile ayaa argagixisada lagu gaarsiiyay jab aysan Mahadin

waxaana ku dhawaad 10 maleeshiyo ah lagu wax yeeleyay dagaalka, Sidoo kale waxaa ciidanka gacantooda Soo galay qori AK-47 ah iyo saanad kale.
Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayaa loogu dhacay goob ay argagixisadu gabaadsanayeen, waxaana la bur buriyay dhamaan rugihii iyo Fariisimihii halkaa ay ku lahaayeen argagixisadu.