Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka

0
456

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa furay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) 2025-2029=ka.

Qorshahan ayaa xambaarsan rajo cusub iyo hiigsi fog oo ku aaddan kobaca horumarka dalkeenna iyo dadkeenna.